SAWIRO:- Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Mashaaricda adeegyada Waxbarashada ee dhuusamareeb

0

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Maamulka caasimadda ayaa kormeer indha-indheyn ah ku sameeyey Mashaariicda Adeeyada Waxbarashada ee ka socda magaalada Dhuusamareeb.