AKHRISO:- Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay Misaaniyada Galmudug

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022.

Miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee sanadka 2022 ayaa waxaa horey u ansixiyay Baarlamaanka Galmudug.

Munaasabadda saxiixa Miisaaniyadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid iyo Wasiirka Maaliyadda Galmudug.