AKHRISO:- Wadada aada Garoonka diyaaradaha kismaayo oo dib u dyac tir lagu sameyeey

0

Maamulka Degmada Kismaayo ayaa dib u dayactir ku sameeyay waddada aada garoonka diyaaradaha Kismaayo oo dadka iyo gaadiidka ay maristeeda dhibaato ku qabeen.

Waddadaan ay maamulka degmada Kismaayo dib u habeynta ay ku sameyeen ayaa waxa ay isku xirtaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabduule Xasan iyo xaafadaha kala duwan ee magalada Kismaaayo, Waxaana ay ahayd mid biyo fariisad ah oo xiliyada roobka ay dhibaato ku qabeen bulshada adeegsada wadadan.