AKHRISO. Buugga XIL QARAN ee uu qoray Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan (Kurweyne).

0

Buuggan oo la magac baxay XIL QARAN waxaa qoray Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan
(Kurweyne) oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Faarax ayaa buuggan uga hadlay adeega bulshada ee shantii sano ee lasoo dhaafay ee uu ahaa Xildhibaanka.

 

HALKAN GUJI OO KA AKHRISO BUUGGA XIL QARAN.