Habraaca doorashada Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo lasoo saaray

0

Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi Xaashi cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Maxamed Guuleed Khadar ayaa soo saaray Habraaca doorashada Aqalka sare ee Somaliland.