Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNFPA Mr. Anders Thomsen iyo khuburo la socotay.
Home Dhacdooyinka Todobaadka SAWIRO:- Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Masuuliyin kasocda QM