AKHRISO:- Madaxweyne Deni oo laga codsaday in uu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

0

Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kaasi oo ku saabsanaa inuu soo gudbiyo liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Warqadda ay guddiga u direen Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in la joogo xilligii hore loogu heshiiyay in la qabto doorashada Aqalka Sare.

Maamulada Jubbaland iyo Koofurgalbeed ayaa qabtay qaar ka mid ah kuraasta Aqalka Sare.

Halkan ka aqriso qoraalka loo gudbiyay Madaxweyne Deni.