AKHRISO:- Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somaliland oo Hargeysa lagu doortay

0

Xildhibaanada dhawaan la soo doortay ee Somaliland ayaa u doortay guddoomiye Cabdirizaq Khaliif Axmed.

Cabdirisaq Khaliif oo ka tirsanaa xisbiga mucaaradka ayaa helay 43 cod halka Yaasiin Faratoon oo xisbiga Kulmiye ka socday uu ka helay 39 cod.

Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada dhawaan la soo doortay ayaa lagu dhaariyay xildhibaanada la soo doortay.