Gudoomiye Cabdi Xaashi oo kasoo horjeestay dalab uga yimid Ra’isulwasaare Rooble

0

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare, ayaa war uu so saaray kaga so horjeestay dalab shalay uga yimida Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ah in uula wareego gacan ku haynta doorashada kuraasta gobolada Waqooyi.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay in aayo ka tashiga masiirkoodu uu gaar u yahay dadka kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Somaliland, isagoo ku baaqay in xal loo helo khilaafka ka dhex jira guddiga doorashada ee gobolada Waqooyi.

Qoraalka case baxay Gudoomiye Cabdi Xaashi yes coroner’s toos ah ugu soccer soccer o’Connor Rooble, madaxda dowbod gobollad gobolka Banaadir.