DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Hambalyo u diray maamulka K/galbeed

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ugu hambalyeeyay bilaabista doorashada aqalka sare, isagoo soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la lahaa Guddoomiyah Aqalka sare iyo RW ku-xigeenk dalka ee xal u helista doorashada hoggaanka guddiga doorashada gobollada Woqooyi.