Andere Duda Madaxweynaha Poland ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan dhamaadka bisha June.
Barta uu ku leeyahay Twitterka ayuu soo dhigay in howlgal kii ugu weynaa ay kala qeyb qaateen NATO 20kii sano ee lasoo dhaafay kaa oo ka socday Afgaanistan.
Ciidamada Shisheeye ayaa la qorsheenayaa inay Afgaanistan kabaxaan bisha September ee soo socota.