Wasiirka Caafimaadka Koonfur Africa oo shaqadii laga joojiyay.

0

Madaxweynaha Dalka Koofur Africa ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirka Caafimaadka wadankaasi kadib markii lagu soo eedeeyay musuq maasuq.

Wasiirka ayaa la tilmaamay inuu xukuumadda qoorta u galiyay deyn gaareysa 11M oo doolarka Maraykanka ah oo Shirkado dowladda la shaqeenyay ay soo dalacdeen.

Wasiirka inkastoo eedeyntaasi iska beeniyay haddana waxaa la tilmaamayaa in baaritaan lagu bilaabi doono waxaana si KMG xilkiisi loogu mgacaabay wasiirka Dalxiiska.