Axmed Madoobe oo magacaabay guddoomiyaha guddiga qaxootiga iyo barakacayaasha

0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo Isniin ah Guddoomiye cusub u magacaabay Gudigga qoxootiga iyo Barakacayaasha.

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Gudigga qoxootiga iyo Barakacayaasha loogu magacaabay inuu noqdo Eng Cabdi Xuseen Maxamed