Xasan Shiikh oo war ka soo saaray shirka Doorashada ee Muqdisho

0

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu taageeray qaabka wanaagsan ee xiligan uu u socdo shirka doorashooyinka.