Kanalka 12 ee Israel ay leedahay ayaa wariyay in ay jiri doonto xabad joojin u dhaxeysay dhinacyada Falastiin iyo Israel wixi ka dambeeya duhurnimada maalinta Jimcada.
Lama oga ilaa hadda go’aankaasi cida leh balse waxaa soconayaa dadaala caalami ah oo lagu doonayo in xiisada lagu qaboojiyo.
Xamaas dhankeedi waxa ay sheegtay inay diyaar u tahay fulinta iyo dhaqan galinta xabad joojintaasi