Taliye Xijaar oo Faray ciidanka in ay sugaan amniga muwaadiniinta iyo Hantidooda

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Maxamed Xasan Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ku Ekaadaan shaqadooda oo ah sugidda amniga muwaadiniinta iyo hantidooda.

Taliyaha ayaa Ku boorriyay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed in ay si fiicanna ay ula dhaqmaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.