DHAGEYSO:-Qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliya oo fariin u diray madaxweynaha JFS

0

Qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa madaxda Soomaalida iyo mucaaradka ugu baaqay in ay isku tanaasulaan, isla markaasna u turaan shacabka Soomaaliyeed.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u soo jeediyay in uusan kursiga isku dhejin.

Sidoo kale Sheekh Cusmaan Usuulli ayaa isagana tallo guud u soo jeediyay madaxda Soomaalida.