DHEGAYSO:- U qaabilsanaha xisbiga Yool Qaran Columbus, Ohio oo Arrimo xasaasi ah ka hadashay

0

U qabilsanaha Xisbiga Yool Qaran Culombios ohia Ladan Cali dheere oo Waraysi gaar ah sinayeeysay Radio Daljir ayaa ka hadashay doorashooyinka dalka iyo shirka dhawaan lagu qaban doono dhuusamareeb ee madaxda dowlad gobaleedyada iyo DFS.

Ladan Ayaa sido kale ka hadashay dhibatada Qurbaha siba Maraykanka ku haysta dhalinyarada somaliyeed ee Kooxaha Gaangiska ah ku biiray,

Saamilayda siyaasada ayeey sido kale si kulul uga hadashay iyo arragti ahaan waxay ka taqaana.