DAAWO:- DFS oo Guddi u magacwaday fatahaadi Qardho ka dhacday

0

Ra’iisulwasaaraha XFS mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay gurmadka dadka dhibaatada ay kasoo gaartay daadadkii ku soo rogmaday magaalada Qardho.

Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta u aqriyay xubnaha guddiga iyo kaalinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo.