AKHRISO:- Dowladda Somalia oo soo saartay Warxaafadeed ku saabsan Coronovirus

0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartey qoraal ku saabsan Cudurka Coronovirus oo dhibaato ku haayo dhowr dal oo Caalamka ah.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in , Iyadoo laga duulayo walwalka sii badanayo ee caalamku uu ka qabo sii faafitaanka cudurka COVID-19, iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan cudurka COVID-19, Wasaaradda Caafimaadka waxay la wadaagaysaa bulshada Soomaaliyeed war-saxaafadeedkaan: