Waxaa Xal laga gaadhay Xiisadii u dhaxaysa Wasaaradda Waxbarashada DF SOomaaliya iyo Maamulka Puntland ee ku aadanayn Shahaadada dugsiyadda .
Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi ayaa sheegay inay Arintaasi kala hadleen Madaxda ugu saraysa DFS islamarkaana ay kulan la qaateen Madaxwayne Farmaajo, oo uu sheegay inuu Arintaasi uga garabaay, Islamarkaana aysan dood geli Karin Mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed.
Xaawo Yuusuf Axmed ayaa dhankeeda Ardayda Puntland ugu Bishaaraysay inay Heli doonaan Shahaado la hubo, Islamarkaana
Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise ayaa dhankiisa Xaqiijiyey inay Arayda Puntland heli donaan Shahaada DF Soomaaliya, Wuxuuna u mahad celiyey Madaxwayne Farmaajo iyo Raysal wasaare Khayre iyo madaxda maamulka Puntland.