AKHRISO:- Dab xooggan oo ka kacay Warshad ku taalla Muqdisho

0

Sidda ay Allgalgaduud u xaqiijiyeen dadka degaanka Caawa dab xoogan ayaa ka kacay Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam ee ku taalla Tabbeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa ah mid xoogan uuna kusii faafayo qeybo kale oo kamid ah Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam.

Gaadiidka Gurmadka deg dega ah ayaa gaaray goobta uu dabku kacay waxayna la tacalayaan daminta dabka.