Wasiirka Amniga maamulka axmed madoobe Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) oo maalmahaan ku sugan duleedka degmada Beled-Xaawo ayaa maanta ka hadlay xaaladaha kusoo kordhey Gobolka Gedo, xadhigii dowladda u geysatay arrimo kale, Wuxuuna sheegay in DFS ay si sharci darro ah Ciidamo farabadan kusoo daaabushay degmooyin ka tirsan gobolka Gedo.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:-Horjooge Janan oo Waraysi Cusub Bixiyey, Kana hadlay dagaalkii iyo Siduu ku...