Nabadoon Cismaan Maxamed Cigaal oo dhawaan magaciisa uu ka soo dhexmuuqdey Liiska Xildhibaano uu dhawaan soo saarey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in magaciisa ay ka been sheegteen kana mid ahayn liiska Xildhibaanada uu soo saarey Madaxweyne Xaaf
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:-Mid kamid ah Liiska Xildhibaanadii uu magacaabay Xaaf oo sheegay in laga...