DAAWO DOOD XASAASI AH: Xildhibaano iyo Siyaasiyiin caan ah oo isku arkay.

0

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dood xiiso leh oo u dhaxeysa xildhibaanada mucaaradka iyo kuwa muxaafadka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Dooda ayaa ku saabsan doorashada Soomaaliya ee 2021, waxyaabaha u qabsoomay dowladda iyo tartanka dowladdaha shisheeye.

HOOS KA DAAWO: