DHAGEYSO:-Xaaf oo Looga Digay in uu is Hor Istaago Doorashadda Galmudug

0

Siyaasiyiinta Deeganadda Galmudug ayaa ka hadlay hadaladda maalmihii dambe kasoo yeerayay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf),ee ku aadan doorashadda Dowladd Goboleedka Galmudug.

Siyaasi Maxamed Cali Ruush oo kamid ah Siyaasiyiinta Deeganadda Galmudug ayaa sheegay Waraysi uu bixiyay In Madaxweyne Xaaf uusan is hor istaagi karin doorashadda Dhuusa-mareeb ka dhacaysa.