DAAWO DOOD KULUL: Wada hadalka Somaliya iyo Somaliland oo meel xun gaaray

0

Waxaa meel xun gaaray wada hadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo sanadihii dambe ay garwadeyn ka ahayd dowladda Turkiga.

Dood xasaasi ah oo lagu qabtay dalka Jabuuti ayaa soo if bixisay halka ay kala joogaan siyaasiyiinta labada dhinac iyo dhibaatooyinka heysta shacabka Somaliland.

HOOS KA DAAWO DOOD KULUL: