Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay xarunta Baarlamaanka Puntland.

0

Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa galabta ciidami dheeraad ah waxa ay geysay xarunta baarlamaanka maamulka Puntland ka dib markii xiisad ay ka dhalatay xil ka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii baarlamaanka Puntland.

HOOS KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYAY: