Dhambaal Tacsiyadeed:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad  Cawrala Ibraahim Xirsi Cali.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa ku geeriyootay magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuumad Cawralo Ibraahim Xirsi Cali.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee ayeeyo Cawralo Ibraahin Xirsi Ali, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa Dhamaan reer Xirsi Cali Maxamed Muumin iyo reer reer Axmedgurey Xaashi Diini Axmed gaar ahaan Xaadsan, Duraan,Cabdirisaaq,Bashiir, Cudbi, Baar, Jaamac iyo asxaabti ay ka baxday Marxuumad Cawralo Ibraahin Xirsi Cali, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Cawralo Ibraahin Xirsi Ali waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Cawralo Ibraahin Xirsi Cali Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin