DAAWO:-Dhakool oo ka Hor-yimid Wafdiga Soomaliland ee KISMAAYO, Islamarkaana difaacay Dalka Jabuuti

0

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo kamidh ah Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hor yimid Wafdiga Somaliland ee  doonaya inay ka Qayb galaan Caleemo-saarka Madaxwaynha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.