DHAMBAAL TACSIYADEED:- Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Danjire Xasan Maxamed Siyaad Barre (Xasan Rupeeti)

0

Innaa Lillaahi, Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaha u Naxariisto Danjire Xasan Maxamed Siyaad Barre (Xasan Rupeeti) oo maanta ku geeriyooday magaalada Muscat ee dalka Cumaan.

Dhamaan Bahwrynta Allaglgaduud Media, maamulka iyo hawl-wadeenada Anaga oo ka tiiraanyoonaya geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee
Danjire Xasan Maxamed Siyaad Barre (Xasan Rupeeti), waxaan dhambaal tacsiyadeed oo tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer Jaamac Maxamed Siyaad Bare, Xaaski, Caruurti iyo dhamaan Asxaabtii uu  ka baxay Allaha u Naxarsiitee Danjire Xasan Maxamed Siyaad Barre (Xasan Rupeeti).

Waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryayaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Danjire Xasan Maxamed Siyaad Barre (Xasan Rupeeti), waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryayaa inuu Danjire Xasan Maxamed Siyaad Barre (Xasan Rupeeti) Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin