DAAWO: Mowqifka Xildhibaan Jeesoow oo isbedel deg deg ah ku yimid

0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa wax badan iska badaleen mowqifkiisa siyaasadeed iyo tageeradii uu u ahaa madaxda sare ee dowladda.

Jeesoow ayaa soo bandhigay sir badan iyo dhaliilo ka jira hay’addaha kala duwan ee dowladda.

HOOS KA DAAWO ISBEDELKA JEESOOW IYO MOWQIFKIISA: