DHAGEYSO:-Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyay qodobo muhiim ah

0

Baarlamanka Jubbaland ayaa waxa ay yeesheen fadhigii 65-aad ee kalfadhiga afaraad,kaas oo looga hadlay qodobo muhiim ah.

Kulanka ayaa xaadiray 43 Xildhibaan, waxaana lagu ansixinayay xeerka nootaayada Dowlad-goboleedka Jubbaland,kaas oo ay horay uga doodeen xildhibaannada.

Hoos ka dhageyso codka