Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Maxamuud Maxamed Xirsi Baar.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Maxamed Xirsi Baar.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Maxamed Xirsi Baar, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamed Xirsi Baar, gaar ahaan Xaaskii iyo Caruurtii iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Maxamed Xirsi Baar, waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Maxamed Xirsi Baar, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu Marxuum Maxamuud Maxamed Xirsi Baar Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale  Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaan la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyaddaha dalka Dibeddiisa.

8