Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Maxamed Aw Maxamuud Maxamed.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Aw Maxamuud Maxamed.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Aw Maxamuud Maxamed, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Aw Maxamuud Maxamed Ciise, gaar ahaan Xaaskii iyo Caruurtii iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Maxamed Aw Maxamuud Maxamed, waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Aw Maxamuud Maxamed, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamed Aw Maxamuud Maxamed, Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyadeed oo midkaas la mid ah diraya:

Dhamaan Reer Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud iyo Hooyo Khadiijo Cilmi Cali