Shalay maxaabis ku xirnayd xabsiga weyn ee magaaladda Garoowe ayaa isku dayday inay kabaxsadan kadib marki ay gacanta ku dhigeen wardiye xabsiga oo fuurahana kala baxeen kadibna isku dayeen inay baxsadaan balse ciidanku ka hortageen.
Hadana saraakil ciidan iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland ayaa shir jaraa’id ku qabtay Garoowe waxayna sheegeen inay shaqaaqadas uu ku dhawacmay hal maxbuus.