Akhriso:-Waxgaradka Puntland oo qodobo digniin u badan ka soo saaray shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe

0

Qaar ka mid ah Waxgaradka maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray doorashadda maamulka Puntland ee lagu waddo in ay ka dhacdo Magaalada Garowe 8 Bishaan.

Waxgaradka ayaa ka digay in doorashadda ay ka dhalato Khalalaase iyo in lacago laaluush ah ay dhiibaaan Musharaxiinta, waxaana xildhibaanada cusub ugu baaqeen in ay doortaan qof ugu haboon xaalada puntland xiligan ka jirta