DHAGEYSO:-Hogaamiyaha jubbaland”AMISOM Iyo DFS Daacad Kama Ahan Dagaalka Al-Shabaab”

0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Maodobe) ayaa sheegay in dhowr mar uu si kulul uga hadlay in lasoo afjaro dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo sida uu sheegay daba-dheeraaday.