Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Kenya oo lagu weeraray

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya bab gacmeed lagu weerar Saldhig ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin Magalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari.

Ilaa Afar Askari oo ka tirsan booliska Kenya ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen weerarkaasi .

Sarkaal booliska u hadlay ayaa xaqiijiyey weerarkaashayeeshee waxa uu ka gaabsaday in Magaciisa qalabka Warbaahinta loo adeegsado.

Dhaqaatiirta Isbitaalka kowntiga Mandheera ayaa sidoo kale waxa ay xaqiijiyeen in la geeyay Afarta Askari oo qaba dhaawacyo kala duwan.

Weli majiryo cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaaso bambaano oo lagu qaaday Saldhig ay Ciidamada Booliska Kneya ku leeyihiin Magalada Mandheere,balse waxaa inta badan weeraro ka geestay Al-Shabaabka ka dagaalama dalka Soomaaliya.