DHAGEYSO:-Hogaamiye Gaas oo loogu baaqay in uu ka haro doorashadda puntland maxay tahay sababtu?

0

Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muuse (Daahir Ciiro) Oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed marna soo noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Musharaxnimadda mar kale C/wali Maxamed Cali (Gaas).

Siyaasiga ayaa sheegay in C/wali Gaas uu ku fashilmay hogaaminta Puntland sanadihii uu xilka hayay, islamarkaana hada ay haboontay in uu kursiga baneeyo.

XOG:- Hogaamiyaha Puntland Cabdiweli Gaas oo codsi u diray Wasaarada Arimaha Dibada Itoobiya.