DHAGEYSO:-Musharixiinta Puntland Oo Ku Dhawaaqay War Culus

0

Inta Badan Musharixiinta u ordaaya xilka Madaxweyne Ee Maamulka Puntland Sanadka Cusub 2019 ayaa Maanta warbaahinta Kula Hadlay garoowe.

Musharixiintan oo aad u tiro badan ayaa walaac iyo Cabsi ka Muujiyay xaalada Amni ee garoowe Iyagoona sidoo kale Walaac Ka Muujiyay Gudiga Khilaafaadka Barlamaanka Cusub ee puntland2019.