SAWIRRO:-Abaanduulaha Ciidamada Ciidamada Xooga soomaaliya oo tagay Dagmada Bullo burte

0

Abanduulaha Ciidamada Xogga Dalka Soomaliyeed Gen. Odowaa Yusuf Raage ayaa maanta Gaaray Dagmeda Bulaburde Ee Gobalka Hiiraan

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka ayaa waxaa halkaas oo ay ku so dhaweyeen saraamiisha ciidamada xooga dalka iyo Masuliyiinta Maamulka Dagmada bullo Burte

Abaanduulaha ciidamada ayaa lagu wadaa in uu maal mahan joogo Bullo burte si uu Kulano ulaqaato saraakiisha iyo ciidamada kusugan Bullo burte