DHAGEYSO+SAWIRRO:-Kullan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Degmada Balad-xaawo

0

Kulan looga Hadlayey Amniga Degmada Balad Xaawo ayaa dhexmaray Wasiirka wasaarada Amniga Ee Jubaland Abdirashiid xasan Abdinuur wasiirk kuxigeenka wasaarad arimaha Gudaha iyo maamulka Degmada Balad xaawo waxaana sidoo ka qayb galay Kulanka saraakiisha Ciidamada daraawiishta Guutada sadexaad ee Jubaland iyo Taliska Nabadsugida Gobolka Gedo.