DHAGEYSO:-Hogaamiye Biixi”Somaliland lama Midoobi doonto Soomaaliya”

0

Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay in marnaba aysan la midoobi doonin Soomaaliya inteeda kale.

Muuse Biixi ayaa tilmaamay in madaxda Soomaaliya haatan ay qorsheynayaan in Somaliland ay markale wadahadal isugu yimaadaan.