AKHRISO:- Dagaal kasocda Gobalka shabeelaha Hoose

0

Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan.

Dagaalkaasi ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab,waxaana dagaalka uu sigaar ah u socdaa deegaanka Jilib-marka.

Dadka deegaanka Jilib-marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Allgalgaduud waxa ay u sheegeen in dagaalkan uu yahay mid culus,isla markaana la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan,waxaana ka dhashay Khasaaro .