Axmed Madoobe Oo Magacaabay Hanti Dhowraha Guud Ee Maamulkaas

0

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa lagu Magacaabay Hanti dhowraha guud ee Jubbaland

Wareegtada ayaa waxaa Hanti dhowrahaGuud ee Jubbaland loogu magcaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib.