DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka shekayaay Guumaystihii Ingiriiska & Taarikhda Somaalida

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay ka hadlayaay Munaasabada 16 June ee markii Gobalada Waqooyi ee Somaaliya ay xornimadi ka qaateen Guumaystihii ingiriiska ayaa ku dheeraday qaabka somaalidu uga hortagtay guumaysiga ingiriiska.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Gabayo baddan oo Wadani ah laga qaaday Markii Calanka Buulaga ah ee somaaliya laga taagay Magaaladda Hargeysa ,isago sheegay in lo baahanyahay in Smaalidu midowdo.