DAAWO:- Salaad Cali Jeelle ” Dowlad aan kamid ahayn oo aan taageero dowladdan ayaa ka jirta.

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya Iyo Sababta uu ku taageeray Xukuumada Soomaaliya ee Xiligan Jirta, ee ay Hogaamiyaan Madaxwyane Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre.

Isagoo ka hadlayey arimaha Khaliijka iyo Khilaafkii Carabta ayaa wuxuu sheegay ” Soomaaliya iimaankii ayaa kusoo Noqday, Wuxuuna halkaasi ka jeediyey Hadalo Qosol badan.

Dhinaca kale “Imaaraadkii iyo Sucuudigii waaga ayaa ku baryey, Qof Soomaaliya oo dhahaya anagu dhex-dhexaad baan nahay, Soomaalidii aanu naqaanay ma tihidin, Sidee ku dhacday Qof Soomaali ah oo Xoriyaadda leh, anaga ayaa iska lahayne “ Ayuu yidhi Salaad Cali Jeelle.

HOOS KA DAAWO