DHAGEYSO:-Madaxweyne Xaaf oo sheegay In Maamulkiisu u Gurman doono Dadka uu Ku fatahay Wabiga Shabeelle

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Ayaa sheegay in Ay Dadajidoonaan Dhameestirka Dhismaha Galmudug.

Dhinaca Kale Mdaxweyne Xaaf Ayaa sheegay in Loobaahanyahay in Gurmad loo sameeyo Dadka uu Kufatahay Wabiga sheele Madaxweyne XAAF Waxaa uu intaasi raaciyay in maamulkiisu uu Gacan Ween Kageesanayaan