DHAGEYSO:-Faarax macalin oo ku tilmaamay Qaa’inul wadaniyiin madaxda maamulgobaleedyada ee taga imaaraadka carabta

0

Siyaasiga Faarax Macalin oo horey u soo noqday Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya oo gaadhay magaalada Muqdisho, ayaa  loo qabtay kulan soo dhowayn ah

Faarax macalin ayaa Khudbad uu halkaasi ka jeediyey wuxuu uga hadlay Isbadalka wayn ee ka Jira Soomaaliya Xiligan iyo Horumarka kala duwan, dhinaca kale wuxuu ka hadlay Dhibaatada Dawladda Imaaraadka ee Soomaaliya